War degdeg ah Ciidamo Caraysan oo xoog usoo galay Laascaano Xasbigana ku tuuray…..

War degdeg ah oo hadda nagasoo gaaray Laascaano iyo ciidamada Soomaaliland oo xabsiga dhigay…….

Wararka laga helaayo maggaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Booliska Laascaanood ay qabqabteen dad gudaha Laascaanood ka abaabulayey mudaharaad lagaga soo horjeedo heshiiskii ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.

Dadkan oo doonayey inay mudaharaadkaasi dhigaan isla markaana abaabulayey dhigista mudaharaadkan ayaa ciidamada Booliska Laascaanood naloo sheegay inay xabsiga laascaanood ku gureen dadkaasi.

Waxaana dadkaasi mudaharaadkaasi ay kaga soo horjeedeen heshiiskaasi iyaga oo sidoo kalena doonayey inay Bulshadda Buuhoodlle ku kiciyaan horjoogaha kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh iyo waftigii uu hogaaminayey ee ka qayb galay wada hadaladii Hargeysa ugu soo dhamaaday dawlada Somaliland iyo Khaatumo kuwaas oo shalay gaadhay deegaanka Widh-widh ee gobolka Sool.

Ciidamadan Booliska ayaa dadka ay qabqabteen ee abaabulayey mudaharaadka ayaa Tiradoodu dhamayd sida naloo sheegay ilaa 5 qof oo ahaa dadkii hormuudka u ahaa abaabulkan mudaharaadkan Laascaanood laga dhigayo.

Xaalku si kastaba ha ahaadee dhawaan ayay ahayd kadib markii ay magaalada Hargeysa heshiiska ay ku kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo,waxaana heshiiskan si wayn uga gubtay isla markaana arrimahan lagaga soo horjeedo abaabulaya maamulka Puntland oo iyagu diidan heshiiskan guusha ah ee ay kala saxeexdeen dawlada Somaliland iyo Kooxda Khaatumo.

Share

Fikradaha Akhristayaasha (0)




XOG CUSUB: Itoobiya Maxaa Loogu Bedalay Maxaabiista Soomaaliyeed ee ay sii deysay?
- Jul 22, 2017
Dowladda Itoobiya ayaa waxay maanta magaalada Muqdisho keeneysaa maxaabiis ka badan 100 kuwaasi oo ...
WAR DEG DEG AH-Barlamaanka oo goor dhoweyd cod aqlibiyad leh ku joojiyey go’aankii.
- Jul 22, 2017
Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ka socda Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxana ...
DEG-DEG: Garowe: Orgi weerar kusoo qaaday dad shacab ah dhaawacayna todobo qof.
- Jul 22, 2017
Ku dhawaad todobo qof oo u badan haween iyo carruur ayaa waxyeelo kala duwani ...
XOG: Al-shabaab oo weerar halis ah la damacsan wasiirada Kheyre (Goorma?
- Jul 18, 2017
Xog ay si hoose u heshay wakaaladda wararka ee Somalisun Media ayaa waxay sheegeysaa ...
XOG: Yaa Ka Dambeeyay In La Rido Xukuumadda Gaas (Shaqsi Aan La Fileyn)
- Jul 18, 2017
Wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa xog hoose waxay ku heshay cidda sida rasmiga ah ...
(WARBIXIN+SAWIRO)Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Kenya oo hoggaan cusub doortay &Saafarada dalka Kenya oo…
- Jul 17, 2017
Nairobi,(Somalisun.net)------Waxaa Maalinkii shalay ee Axada bishuna ku beegnayd 16 -ka Julaay Doorasho si heer ...
(Duqayn)Dadkii oo barooranaya,in ka badan 10 qof oo mayd ah iyo Duqayn lagu waddo wali deegaanka…
- Jul 17, 2017
Dad ku dhaw deegaanada la duqeeyey ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in duqeynta ayaa ka ...
XOG CUSUB: Agaasimaha Madaxtooyadda oo ka hortagay Qorshe uu MD Farmaajo Xilka uga qaadi lahaa Masuul caan ah
- Jul 17, 2017
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe ...
AKHRISO WARBIXN iyo Qaabka ay Somalia marlabaad uga badbaadi karto Internet La`aan.
- Jul 17, 2017
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa ku baaqay in ...
WAR DEG AH-Kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya oo maanta xasaasi ahaa iyo halis xildhibaanada barlamaanka hadda..
- Jul 17, 2017
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir gudoomin doona kulanka ...
Khadkii Internet-ka Muqdisho oo dib usoo Laabtay iyo Shacabka Muqdisho oo farxad darteed….
- Jul 17, 2017
Waxaa goor dhoweyd dib usoo laabtay Koonfurta Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho adeegga Internetka oo ...
XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo la Ogaaday Qorshahiisa Puntland
- Jul 17, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu ...