Loading...

XOG: Cadaadisyo waaweyn oo heysta Ra’iisal Wasaare Kheyre [Farmaajo oo arrin halis ah ku wareejiyay

(Somalisun.net)—Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa ku dhex jira cadaadisyo siyaasadeed oo uga yimid dhinacyo kala duwan.

 Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo 4 bilood ay u dhammaatay xukuumadiisa ayaa culeysyo waaweyn kasoo wajaheendhinacyada kala ah: Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa Ra’iisal wasaaraha ku wareejiyay xiriirka dalka Itoobiya isagoo u xil saaray inuu ka qeybgalo shirarka ka dhaca dalka Itoobiya, taasoo keentay in markii labaad uu Mudane Kheyre shir heer madaxweyne ah ku metelayo Farmaajo magaalada Adis ababa.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la sheegay inuu xasaasiyad badan ka qabo safarrada Itoobiya, isagoo ka baqaya in loo arko mas’uul u dhow Itoobiya, taasoo uu ku weyn karo shacbiyad badan, waxayna arrintan ku dhalisay inuu Ra’iisal wasaaraha u diro shirarka Adis ababa inkastoo uu ka caga jiiday Xasan Cali Kheyre.

Culeyska labaad ee heysta Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ah isku shaandheyn la sugayo inuu ku sameeyo golihiisa wasiirada oo uu hore u balanqaaday intii aan codka kalsoonida la siin xukuumadiisa, waxaana weli la buuxin xilkii uu ka geeriyooday Wasiirkii Howlaha Guud ee lagu dilay Muqdisho.

Xildhibaano ka mida kuwa ugu saameynta badan ayaa bilaabay inay Mooshin caga-jugleyn ah ka hadlaan xilligan, waxaana Ra’iisal wasaare Kheyre laga sugayaa inuu la yimaado siyaasad uu uga badbaado xildhibaanada mooshin ku noolka ah.

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Diyaaradaha Mareykanka oo gudaha u galay Kuuriyada Waqooyi & Xiisadii ugu xooganeyd oo taagan
- Sep 24, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ...
RW Itobia oo ku dhawaaqay war yaab leh iyo inay AMISON aysan marnaba ka baxayn Somalia.
- Sep 24, 2017
 NEW YORK (SOMALISUN.NET)– Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ...
Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 talo usoo jeediyay R/W Kheyre
- Sep 24, 2017
(Somalisun News)---Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York ...
Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Hubka sharci darada ahaa ee lagu qabtay Doonida
- Sep 23, 2017
Ciidamadda badda Puntland ee PMPF ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay qayb ka mid ...
WAR DEG DEG AH:Ictisaam oo makii ugu horaysay ka hadlay arintii Nabi Maxamed NNKH loogu gafay
- Sep 23, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=fyDgLidywug
Daawo:Cali Xaaji warsame“Puntland waxaa kusoo wajahan halis aad u xun“
- Sep 23, 2017
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo khudbad dheer u jeediyay dhalinyaro reer Puntland ayaa ka ...
Daawo: Qosolka Barnaamijka Maslaxa Furna, Gabar Galmudug ka Timaaday oo ka Yaabisay
- Sep 23, 2017
https://youtu.be/fNHIQNX98oI
DEG DEG: Alshabaab iyo Kenya oo Wada hadal u Furmay Iyo Xogo Cusub oo Sheegaya in Ay ISa Soo DHiibayan.
- Sep 23, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa waxay sheegayaan in hadda wadahadal ...
Daawo: Masiixi Mohamed Diinooz oo Diinta Islaamka Lacag Dhaafsaday iyo Lacagtii oo looga Baxay
- Sep 23, 2017
Mohamed diinooz ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku biiray koox calooshood u shaqaystayaal ah oo ...
Wax ka ogow Somalida iyo Qoomiyada Oromada ma dad is dhalaybaa ?
- Sep 21, 2017
Isbuucii la soo dhaafay waxa uu dagaal dhexmaray Soomaali iyo Oromo wada degga bariga ...
Muxuu ku saabsanaa Shirkii ay wada yeesheen Erdogaan & Xasan Kheyre?
- Sep 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula ...
DEG DEG :Askari Toogtay Saaxiibtiis kadib markii ay diiday Inuu Qasab ku guursado.
- Sep 19, 2017
Nairobi,(Somalisun)----Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay dil aad ...