Loading...

XOG+AKHRISO: Ujeedada looga hadlayo Shirka Madaxda DF & Kuwa dawlad gobaleedyada ee ka furmaya Muqdisho oo la ogaaday..

Warsidaha Somalisun.net ayaa helay Tubraacyada wada hadalada Madaxda dawladda Faderaalka & Kuwa dawlad gobaleedyada ee ka kulmaya magaalada Muqdisho ee caaasumada Soomaaliya.

Sidda ku qoran Jadwalkan kulanka ayaa bilaaban doona subaxnimada 6-da bisha July, waxaana maalintaas si gaar ah looga hadli doona warbixino ay is dhaafsan doonan dhinacyadu oo la xariira wixii qabsoomay mudadii ay kala maqnaayeen.

Si gaar ah waxaa diiradda loo saari doono waxa laga dhaqan-galiyey Is afgarad ay kal hore ku gaaren magaalada Muqdisho, oo dhabaha u xaarayey wada shaqeynta labada dhinac.

Dawladda Faderaalka ayaa doonaysa in doonaan laga yeesho Is faham buuxana laga gaaro arrimo ay ka mid yihiin.

  • Dagaal culus oo lagu qaado kooxaha Argagixisada ah isku mar, noqdana mid looga sifeynayo Soomaaliya mudo bilooyin ah gudahood
  • In siyaasadda Arrimaha dibadda ay tahay arrin looga dambeeyo dawladda Faderaalka, gaar ahaana qadiyadda la xariirta arrimaha hadda ku soo kordhay Dunida Carbeed
  • In sidaas oo kale wada jir looga shaqeeyo sidii 2020-ka doorasho qof iyo cod ah uga dhici lahayd Soomaaliya, loona heli lahaa madax ay soo doorteen Shacabka Soomaaliyeed.
  • Sidaas oo kale qeybsiga dhaqaalaha ee lagu helo magaca Soomaaliyeed iyo deeqaha gargaar sidii loo qeybin lahaa ayaa kamid ah arrimaha kale ee muhiimka ah.

Qodobadan ayaa noqon doona kuwa doododa ay galaan Madaxda dawladda Faderaalka & Kuwa dawlad gobaleedyada ee ka kulmaya magaalada Muqdisho ee caaasumada Soomaaliya, waxaana lafilayaa in ay isfaham gaaraan.

Dawladda Soomaaliya ayaa rabta in halmar gobalada oo dhan ay ka bilowdo dagaal xoog leh oo ay ku qaadayso kooxaha Argagixisada ah ee kusugan deegaanada Soomaalida oo dhan, waxayna kula dagaalamayaan sidii xididada loogu sii bilaaha.

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Diyaaradaha Mareykanka oo gudaha u galay Kuuriyada Waqooyi & Xiisadii ugu xooganeyd oo taagan
- Sep 24, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ...
RW Itobia oo ku dhawaaqay war yaab leh iyo inay AMISON aysan marnaba ka baxayn Somalia.
- Sep 24, 2017
 NEW YORK (SOMALISUN.NET)– Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ...
Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 talo usoo jeediyay R/W Kheyre
- Sep 24, 2017
(Somalisun News)---Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York ...
Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Hubka sharci darada ahaa ee lagu qabtay Doonida
- Sep 23, 2017
Ciidamadda badda Puntland ee PMPF ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay qayb ka mid ...
WAR DEG DEG AH:Ictisaam oo makii ugu horaysay ka hadlay arintii Nabi Maxamed NNKH loogu gafay
- Sep 23, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=fyDgLidywug
Daawo:Cali Xaaji warsame“Puntland waxaa kusoo wajahan halis aad u xun“
- Sep 23, 2017
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo khudbad dheer u jeediyay dhalinyaro reer Puntland ayaa ka ...
Daawo: Qosolka Barnaamijka Maslaxa Furna, Gabar Galmudug ka Timaaday oo ka Yaabisay
- Sep 23, 2017
https://youtu.be/fNHIQNX98oI
DEG DEG: Alshabaab iyo Kenya oo Wada hadal u Furmay Iyo Xogo Cusub oo Sheegaya in Ay ISa Soo DHiibayan.
- Sep 23, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa waxay sheegayaan in hadda wadahadal ...
Daawo: Masiixi Mohamed Diinooz oo Diinta Islaamka Lacag Dhaafsaday iyo Lacagtii oo looga Baxay
- Sep 23, 2017
Mohamed diinooz ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku biiray koox calooshood u shaqaystayaal ah oo ...
Wax ka ogow Somalida iyo Qoomiyada Oromada ma dad is dhalaybaa ?
- Sep 21, 2017
Isbuucii la soo dhaafay waxa uu dagaal dhexmaray Soomaali iyo Oromo wada degga bariga ...
Muxuu ku saabsanaa Shirkii ay wada yeesheen Erdogaan & Xasan Kheyre?
- Sep 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula ...
DEG DEG :Askari Toogtay Saaxiibtiis kadib markii ay diiday Inuu Qasab ku guursado.
- Sep 19, 2017
Nairobi,(Somalisun)----Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay dil aad ...