AKHRI: Shan Qodob oo ay qasab tahay Inaad ka ogaato Mustaqbalka AlShabaab Kadib Geeridii Cali Dheere

Warar Saacadihii lasoo dhaafay soo baxay ayaa sheegayay in la dilay Afhayeenkii Kooxda AlShabaab Cali Maxamuud Raagge (Cal Dheere)RIIX HALAKAN :DAAWO MUUQAALKA.

Hadaba, DFS ayaanan ilaa haatan wax war ah kasoo saarin dilkan la sheegay in loo geystay afhayeenka Kooxda Shabaab Cali Dheere.

RIIX HALAKAN :DAAWO MUUQAALKA.

Si kastaba, Shabakaddan Wararka Warqaad.com ayaa halkan idiinku soo gudbineysa Shan Qodob oo ay qasab tahay inaad ka ogaato Awooda Shabaab kadib dilka Cali Dheere

1- Cali Dheere Waxaa uu ahaa Dhiirageliyaha Shabaab: Kooxda Shabaab markii ay weeraro weyn geystaan Cali Dheere ayaa ka dhigi jiray mid ragii fuliyay Jano ku galayaan, sidaas darteed ayaa la aamisan yahay inuu ahaa dhiiragelliyaha weyn ee Shabaab.

2- Cali Dheere Waxaa uu ahaa Sargaal Amarada Bixin jiray: Warar xili hore loo helay ayaa sheegaya in Cali Dheere uu haystay guutooyin ciidamo ah oo isaga si gaar ah amarka ugu qaata, kuwaas oo haatan meel cidlo ah taagan kadib geeridiisa.

3-  Cali Dheere Haduu Baxay Beeshiisana Shabaab Waa Uga Dhamaatay:Afhayeenkii kooxda Shabaab ayaa kasoo jeeda Beelaha Hawiye gaar ahaan Murusade, dad badan oo beeshaas kasoo jeeda ayaana aamisan in Cali Dheere uu dhalinyaro badan oo beeshaas kasoo jeeda ku qasbay iney Shabaab u dagaalamaan, laakiin hadii uu geeriyooday waxaa ay ka dhigan tahay in beeshaas ay ka harto Shabaab.

4- Geeridda Cali Dheere Waa Jabka AlShabaab: Kadib markii dhawaan la dilay Hogaamiyihii Shabaab Axmed Godane, Sidoo kalana la ogaaday in Mahad Karatay Duqeyn lagu dilay, hadana hadii uu Cali Dheere dhinto markaas Awooda Shabaab ayaa hoos udhaceysa maadaama ay taliskoodii sare waayeen.

5- Miyay Isdhiibi doonaan: Dhawaan Sh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo kooxdaas ka baxay ayaa laga saaray liiska dadka uu Mareykanku doonayo, arintaas ayaana fududeyn karta inuu dowladda Soomaaliya isku dhiibo, hadaba, Shabaab miyay qaadi doonaan Talaabo taas lamid ah si ay uga bad baadaan ugaarsiga lagu hayo.RIIX HALAKAN :DAAWO MUUQAALKA.

La soco Warbixino kale Insha Allah

Share

Fikradaha Akhristayaasha (0)




XOG CUSUB: Itoobiya Maxaa Loogu Bedalay Maxaabiista Soomaaliyeed ee ay sii deysay?
- Jul 22, 2017
Dowladda Itoobiya ayaa waxay maanta magaalada Muqdisho keeneysaa maxaabiis ka badan 100 kuwaasi oo ...
WAR DEG DEG AH-Barlamaanka oo goor dhoweyd cod aqlibiyad leh ku joojiyey go’aankii.
- Jul 22, 2017
Kulanka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa weli ka socda Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho,waxana ...
DEG-DEG: Garowe: Orgi weerar kusoo qaaday dad shacab ah dhaawacayna todobo qof.
- Jul 22, 2017
Ku dhawaad todobo qof oo u badan haween iyo carruur ayaa waxyeelo kala duwani ...
XOG: Al-shabaab oo weerar halis ah la damacsan wasiirada Kheyre (Goorma?
- Jul 18, 2017
Xog ay si hoose u heshay wakaaladda wararka ee Somalisun Media ayaa waxay sheegeysaa ...
XOG: Yaa Ka Dambeeyay In La Rido Xukuumadda Gaas (Shaqsi Aan La Fileyn)
- Jul 18, 2017
Wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa xog hoose waxay ku heshay cidda sida rasmiga ah ...
(WARBIXIN+SAWIRO)Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Kenya oo hoggaan cusub doortay &Saafarada dalka Kenya oo…
- Jul 17, 2017
Nairobi,(Somalisun.net)------Waxaa Maalinkii shalay ee Axada bishuna ku beegnayd 16 -ka Julaay Doorasho si heer ...
(Duqayn)Dadkii oo barooranaya,in ka badan 10 qof oo mayd ah iyo Duqayn lagu waddo wali deegaanka…
- Jul 17, 2017
Dad ku dhaw deegaanada la duqeeyey ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in duqeynta ayaa ka ...
XOG CUSUB: Agaasimaha Madaxtooyadda oo ka hortagay Qorshe uu MD Farmaajo Xilka uga qaadi lahaa Masuul caan ah
- Jul 17, 2017
Agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji ayaa la sheegay inuu dhexda ka qabtay qorshe ...
AKHRISO WARBIXN iyo Qaabka ay Somalia marlabaad uga badbaadi karto Internet La`aan.
- Jul 17, 2017
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya Eng. Cabdi Canshuur Xasan ayaa ku baaqay in ...
WAR DEG AH-Kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya oo maanta xasaasi ahaa iyo halis xildhibaanada barlamaanka hadda..
- Jul 17, 2017
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir gudoomin doona kulanka ...
Khadkii Internet-ka Muqdisho oo dib usoo Laabtay iyo Shacabka Muqdisho oo farxad darteed….
- Jul 17, 2017
Waxaa goor dhoweyd dib usoo laabtay Koonfurta Soomaaliya iyo magaalada Muqdisho adeegga Internetka oo ...
XOG RASMI AH: M/weyne Farmaajo oo la Ogaaday Qorshahiisa Puntland
- Jul 17, 2017
Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu ...