Loading...

(MAQAAL)Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda.W/Q Yahye Olaad

(Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda)

Dawladda Puntland ee Soomaliyeed waxaa la asaasay 1/08/1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culimaa,udiin ‘haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 waxaa kamid ahaa islaan maxamed. , Beeldaaje Xaaji Cabdullahi, Suldaan garaase . garaad saleeban , Ugaas Yaasiin, Suldaan Saciid Cabdisalaan,. iyo Garaad Jaamac waxaa la soo marey xili ay dalka ka jirtay xaalado dagaal iyo fowdo,Iyadoo ay isla markaasna ay meesha ka baxday nidaamkii iyo kala danbeyntii Dowladii dhexe Soomaaliya dhibtii wadanka ka dhacdayna ay wada gaartey Soomaaliya oo dhan.

xaaladii xasilooneyd ee dalku ku jiray ayaa dhinac walba ka adkaatey .Intaas ka dib waxaa isku yimaadey ergooyin ka kala socotey Gobollada Nugaal,Bari,Sool ,Sanaag ,Waqooyiga Mudug iyo degmada Buhoodle wada tashi dheer iyo wada hadal waxaa la isku af gartey in la sameeyo nidaam iyo maamul inta laga helayo Dowlad Soomaaliyeed oo awood leh.Odayaashii,Salaadiinta Iyo isimada waxey ahaayeen laf dhabarka ugu muhiimsan ee intuu shirku socdey awooweyaashen waxey dhabarka u dhigteen dhibatada dalka ka jirtey iney samata bixiyaan si loo helo maamul nidaam iyo kala danbeyn Amni iyo shuruuc dadka kala hagta .


Markii wada tashi iyo afgarad dhacey waxa lagu dhawaaqay in la sameeyo oo la dhiso maamulka Puntland oo umadu u wada siman tahay si loogu badbaadiyo ubadka bari ama maan u baahan aqoon. Wax walba oo tixraac ah waxaa lago cadeeyey dastuurka Puntland asagoo faah faahsan iyo awood qeybsiga maamulka dhismaha puntalnd waxa laga lahaa u joodooyin fog iyo himlooyin dheer oo ay ka mid tahey raadinta Dowlad dhexe oo awood leh maanta dhismaha Puntland waxa laga faaidey horumar dhinac waliba ka muuqda sida Amniga  Ganacsiga,Waxbarashda,Dhismayaasha Degmooyinka . Bulashada Puntland waa dad mar waliba ku sumadaysan dal jaceel wadaninimo iyo somaalinimado aad ugu weyntahey waa bulsho aad u jecel oo qadarisa isimada iyo cuqaasha Puntland .

Bulshada Puntland waa kuwa jecel amniga iyo hormarka bulshada Puntland mar walibo oo dhib dhacdo waa kuwa ku dhamaysta si ismaqal iyo si is qadarin buuxda leh. Bullshada Puntland waa kuwa neceb dulmiga iyo cadaalad darada.


MIRAHA LAGA DHEXLAY AASASKA PUNTLAND
1. waxaa is badaley nolasha dhinac waliba tahey Waxbarsho,Amni&iyo Wadooyin
2. Puntland maanta waxa ka jira waxbarsho tayo leh dhinac waliba sida:, Iskuulo,Macado, Jaamacado nooc waliba leh .
3. Puntland waxaa ka jira Amni ay cid walba maanta isku halayn karto xiliga aad rabto aad socon karto ayadoo aysan jirin wax baqdin ah
4. Puntland maanta waxa ay degma walba samaysey koror dhinac dhaqalaha iyo dhismayaal fara badan iyo hormar muuqda
5. Puntland waxaa maanta ku nool Umad Siomaaliyeed iyo Degaan walba isugu jirta .
6. Puntland waxey door muhiim ah ka qaadatey in Dowlad soomaliyeed ay raadiso
7. Puntland maanta waxey hormar ka sameysey Garoomada,Dekadaha iyo wadooyinka muhiimka u ah isu socodka goballada dalka oo dhan.
8:Puntland sidoo kale waxaa lagu yaqanaa marti soorka Umada,Sidaad la socotaan Puntland waxa ay sanadkii 2015 martiqaad qaxootiyeed u fidisay Dadkii kasoo qaxay dagaaladii Dalka Yemen ka bilowday.
Anigo waxan aaminsanahey inaan ahey muwaadin Soomali Puntalander dalkayga,dadkeyga iyo deegaankayga wan jeclahey .

Waxaa Qoray Yahye Olaad ahna Ardey wada hadda heer labaad ee jamacada (Diplomacy & Inetnational relations)


F.G:(Qormadaan qofka qorey ayey kali u tahay,Sinaba warbaahinta Somalisun looguma soo xiririn karo wixii khaladad ah oo ku jira.)


Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




XOG XASAASI AH :Yaa ka dambeeyey qaraxii sida weyn loogu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska Zope?
- Oct 17, 2017
Ugu yaraan 300 oo qof ayaa ayaa ku dhimatay qaraxii labo cisho ka hor ...
WARBIXIN: Gen. Cirfiid & Wasiir C/rashiid Is Casilaadoodii Kadib Maxaa Amniga Faraha Ka Bixiyey?
- Oct 15, 2017
Taliyahii Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa Khamiistii duhurnimadeedii Xilka iska Casilay ...
Golaha Kismayo, Golaha Cadan-Yemen & Golaha Dubruq ee Libiya! Maxaa ka dhexeeya?
- Oct 12, 2017
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga ...
Dib u akhriso Taariikhda Calanka Soomaaliyeed
- Oct 12, 2017
Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka ...
(SAWIRO)Booliska Kenya oo aan waxba ula harin dibadbaxyada Mucaaradka iyo Dowlada oo amar kusoo rogtay sadex magaalo oo…
- Oct 12, 2017
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday in dibadbaxyo lagu qabto gudaha saddex magaalo oo waaweyn oo ...
Naxdin: Mucjiso la tusay Gabar Xalay Waraysi ka Qaaday Ninkii Qowmu Luudka ahaa ee Live-ka soo Galay
- Oct 10, 2017
Daawo Muuqaalka Gabadha oo ka Sheekaynaysa waxa ku dhacay. https://youtu.be/qoiczoL4N_s
Shirkia Kismaayo: Waxa uu ka jawaabayaa qorshihii qeybi oo xukun
- Oct 8, 2017
Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu maalinta Isniinta si rasmi ah uga furmo ...
QORMO: Shirka Kismaayo, Imaaraadka Carabta iyo qarannimada Somalia
- Oct 8, 2017
Magaalada Kismaayo waxa isugu tagey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, oo hadda u dhaqmaya sida ...
Muuqaalka Soomaaligii Weerarka ka geystay Canada oo la shaaciyay
- Oct 3, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa sheegay inay eedo dhinaca argagixisada ah kusoo oogi doonaan nin ...
XOG: Xisbiga Damu-jadiid oo Doonaya inay mar kale Madaxweyne ka noqdaan Galmudug
- Oct 2, 2017
Damu-jadiid ayaa dooneysa inay ka faa’iideystaan xiisada ka taagan Galmudug, iyagoo xildhibaanada maamulkaasi ku ...
XOG: Ciidamo Shariif Xasan ka socda oo Raadinaya Xildhibaano Mooshin wada
- Oct 2, 2017
Warar naga soo gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaa ...
”Hadii Muqdisho tagitaankeeda uu dhib keenay mar kale sooma laabaneyso”ayay tiri Fanaanada Yurub Geenyo.
- Oct 1, 2017
Fanaanada Caanka ah ee Yurub Geenyo ayaa maanta ku laabatay magaalada Hargeysa ee xarunta ...