Loading...

Toogasho ka dhacday deegaanka Kisii ee kenya iyo Xaalada oo kala cabursan

argaal katirsan booliska koontiga  Kisii ayaa toogasho ku dilay nin rayid ah banaanka iskuulka gabdhaha  Nduru oo ah halka lagu tirinayo codadka  South Mugirango.

Evans Okemwa oo ah goobjooge ayaa sheegay in ninkan laga toogtay dhanka dhabarka dambe galinkii hore ee manta.

“Saaxiibkeen waa la dilay mana jirin sabab wanaagsan oo dilkaas loo geystay,”ayuu yiri goobjoogahan Mr Okwema.

Waxaa uu sheegay in booliska ay rasaas ku fureen dadka si ay ukala ceyriyaan kadib markii banaanka la isugu soo baxay kadibna halkaas uu ku dhintay ninkaas

Xabsiga ayaa la dhigay

Taliyaha booliska Kisii   Abdi Hassan ayaa sheegay in xabsiga la dhigay askarigii ka dambeeyay dilkaas.

“Waxaan xabsiga dhignay ninkii ka dambeeyay dilka, waxaana dhawaan soo bandhigi doonaa cadeymaha aan hayno,” ayuu yiri taliyaha.

“Wali waan yaabanahay, waxaan arkayay markii ay wax dhacayeen, labo wiil ayaa dagaalamayay, ninka la dilay ayaana isku dayay inuu kala dhiciyo, laakiin sargaalka ayaa rasaas ku furay kadibna waa uu iska socday,” ayay tiri haweeney goobjooge aheyd.

Waxaa lasoo sheegayaa in xaaladu ay tahay haatan mid kacsan gaar ahaan dadka shacabka ah ayaa wada abaabulo ka dhan ah ciidamada booliska

Taliyaha booliska Mr Hassan ayaa ugu baaqay dadka deegaanka iney xaaladda dajiyaan isla markaana cadaalad loo heli doono ninkii dilka geystay

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




DAAWO SAWIRO: Shacabka Somaliland oo u dareeray codbixinta iyo Gobollo ay ku fashilmen inuu shacabka ka codeeyo
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof ...
Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray goobaha codbixinta.
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynihii shanaad ...
DEG DEG: General Moorgan oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi &Moorgan oo wacad ku maray in hadii…
- Nov 13, 2017
General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa ka hadlay hadal hanjabaad ah oo kasoo yeerayay siyaasiyiinta ...
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland.
- Nov 13, 2017
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland. Ciidamada Gobolka ...
Laascaanood 11-11-2002 Cabdulaahi Yusuf Vs Riyaale iyo Muuse Biixi. Taariikh qoran oo la ilaawi karin.
- Nov 13, 2017
Madaxweynaha Somaliland Dahir Rayale oo wafdigiisana uu kamid ahaa Muuse Biixi ayaa goor Maqrib ...
WAR FARXAD LEH: Dowlada Soomaaliya oo Dagaalkii ugu Horeeyay ku Qaaday alshabaab iyo Dhimashada oo…
- Nov 12, 2017
Dowladda Federaalka ayaa dhowaan waxay ku dhowaaqday dagaallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab, kaasi ...
Daawo: Xafladii Xalay ee Dj Subeer oo lagu arkay arrin ka Yaabisay Soomaali badan Kadib Markii…
- Nov 12, 2017
Xafladii xalay ee ka dhacday magaalada Gotenburg ee dalka Sweden ayaa kusoo dhammaatay guul ...
Maamo Franko oo Banaanka Keentay Sirta Dahir alasow iyadoo dayax dalnuurshe runta u…
- Nov 4, 2017
maamo franko ayaa markii ugu horaysay kabaha la dulmartay dahir alasow iyadoo sheegtay inuu ...
XOG: Qaraxii Soobe oo la isku heysto & Khilaaf soo kala dhex galay Somalia & dowladaha caalamka sababta ogow
- Nov 4, 2017
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wakaalada somalisun u sheegay in Madaxda dalka ay ...
XOG: Beesha Xawaadle oo Mowqif adag ka Istaagtay Xilka qaadistii Sambalooshe & Go’aan loo Gudbiyay Madaxda
- Nov 4, 2017
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada somalisun ayaa sheegeysa in Beesha Xawaadle ay si ...
(SIR CULUS)Donald Trump oo maanta sheegay hadal xanuun ku ah somalia(Muxuu yahay tallow?)
- Nov 4, 2017
DEG-DEG: Donald Trump oo ku dhowaaqay go’aan aan niyad ku ah shacabka Soomaaliyeed iyo ...
WARDEG DEG AH:oo naga soo gaarey Bariga Bosasso iyo Hogaamiyihi daacish oo la dilay..
- Nov 4, 2017
Maraykanka ayaa goor dhowayd si toos ah u shaaciyay inuu labo weerar oo duqayn ...