Wararkii ugu danbeeyey Qaraxii caawa muqdisho ka dhacay iyo fashil xun oo ku hdacay ragii….

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax gaari loo adeegsaday  oo goordhow ka dhacay wadada Maka Almukarama ee magaaladda Muqdisho.

Qaraxan ayaa si gaar ah uga dhacay inta udhaxeysa Shaleemo Soomaali iyo Hoteel Maka Almukarama gaar ahaan kasoo horjeeda Carwo Al-kowthar.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxan uusan udhicin sidii loo qorsheeyay ee aheyd in dad badan lagu xasuuqo.

Wariye ku sugnaa halka qaraxa uu ka dhacay ayaa sheegaya in gaariga uu ku dhacay Geed talaal kadibna waxaa ka cararay labo nin oo waday gaariga.

“Markii ay labada nin carareen daqiiqad kadib gaariga ayaa qarxay”ayuu yiri wariyaha ku sugan halka uu ka dhacay qaraxan.

Waxaa jira warar shegaya in qaraxa la doonayay in lala galo hoteelka Soomaali oo ah banaanka halka qaraxa uu ka dhacay.

Hal qof kaliya ayaa ku dhaawacmay sida ay sheegayaan wararka aan heleyno, waxaana goobta gaaray ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Waxaa la xiray dhamaan wadooyinka waxaana la diiday in gaadiidku isticmaalaan halka qaraxa uu ka dhacay oo ay masuuliyiin gobolka katirsan gaareen.

Wararkii soo Kordha La soco Insha Allah

Share

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dagaal Kadhacay Sh. Hoose.
- Aug 20, 2017
Cabdullaahi Iimaan Ceynte Afhayeenka Ciidanka Xoogga Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay dagaalkii shalay ...
Wararkii Ugu Dambeeyay ee Dagaalkii Cadaado, Xaaladda Caawa, Khasaarihii dagaalka & Taliyihii booliska oo…
- Aug 20, 2017
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo manata ka dhacay magaaladda Cadaado ...
XASAASI: Puntland oo Go’aan ka nixiyay DFS ka qaatay Khilaafka Xulifadda Sacuudiga & Qatar
- Aug 16, 2017
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa go’aan kasoo saaray xiisad ka jirta dalalka Khaliijka ...
DEG DEG: Raila Odinga oo Go’aan Cusub qaatay & Cadeyn muujineysa Inuu ku guuleystay doorashadii…
- Aug 16, 2017
Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay go’aankii lag sugayay ee ku saabsan ...
DEG DEG: Diyaarad goordhow kusoo dhacday Muqdisho & Xog lama filaan ah oo laga helayo
- Aug 16, 2017
Diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn, ee loo yaqaano “Drone”, ayaa goordhaw waxay ku dhacday ...
DEG DEG: Guddiga Doorashada M/weynaha Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay
- Aug 16, 2017
Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshbeeelle oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Jowhar ee xarunta gobolka ...
FAALLO XASAASI AH:- Rooboow Maxay Shacabka iyo Dowladdu ka filayaan?
- Aug 16, 2017
Inta aanan guda galin dulucda Faallada bal marka hore aan wax ka xusno waan ...
WARBIXIN: Shabaab oo War Culus ka soo saaray Mukhtaar Roobow
- Aug 16, 2017
Sida lagu baahiyay warbaahin la yiraahdo Al-Hijra oo taageerta Al-Shabab waxaa looga hadlay arrimo ...
WAR DEG DEG(SAWIRO)Shilgaari oo dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay wadadii Fusuqa ee Meereysane Garowe
- Aug 15, 2017
Shil gaari oo geystay khasaare ayaa goor dhowayd oo caawo ah ka dhacay wadada ...
Ducaysane “Barlamaanka Puntland waa Burcad Tuugo ah“
- Aug 15, 2017
Agaasimihii Hore ee Hay’adda la-dagaallanka Burcad-badeedda Puntland cabdirisaaq maxammed Dirir(Ducaysane) oo maanta shir jaraa’id ...
DEG-DEG: DAAWO: Mudaharaad xoogan oo loogasoo horjeedo diidmada Shilinka Soomaaliga oo gilgilay Laascaano.
- Aug 15, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=rLsYksxfjww
Daawo Ilkacase Qays oo Wiilka Farxiya Kabayare Dhashay u Gafay Kuna Tilmaamay wecel
- Aug 15, 2017
Fanaanka caan ka ah  ee Ilkacase Qeys ayaa u gafay fananada Farxiya kabayare isagoo ...