Loading...

WAR DEG DEG AH:Arintii Roobow oo arintiisii Cirka isku shareertay iyo K/Galbeed oo itobia ..

Ciidamada amaanka maamulka Koofur Galbeed oo wata gaadiid dagaal ayaa gaaray deeganka Abal ee gobolka Bakool.

Degaankaasi ayaa maalmihii ugu dambeeyay ay dagaallo ku dhex marayeen maleeshiyada Alshabaab iyo rag hubeysan oo uu hogaaminayo gudoomiye kuxigeenkii hore ee xarakada Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-mansuur).

Degaanka Abal ayaa 18 KM dhinaca koofureed ka jira magaalada Xudur, waxaana ku wada sugan Ciidamada dowlad-goboleedka K/galbeed iyo Maleeshiyada Abuu Mansuur, iyadoo ay isaga baxeen  dagaalyahannadii Alshabaab ee weerarka ku ahaa.

Wasiirka Amniga K/Galbeed Xasan Xuseen Max’ed (Xasan Eelaay) ayaa xaqiijiyay in ciidamada K/Galbeed ay gaareen degaanka Abal. Shiine Macallin Nuurow oo hogaaminaya ciidamada u gurmaday Mukhtaar Robow iska caddeeyay inay is gaareen labada ciidan iyo Roobow iyo kuwa Koonfur Galbeed.

Madaxda Maamulka K/Galbeed ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka gaabsadeen wax tallaabo ay oo ay ku taageeraan dhinac Sheekh Mukhtaar Roobow, iyadoo wax jawaab ah laga waayay markii ay taageero ka dalbadeen saraakiisha K/Galbeed.

Itoobiyaanka ayaa iska diiday inay qeyb ka noqdaan dagaalkan, taasoo keentay  inay maamulka K/Galbeed iyo dowladda federaalka ay iskooda uu gurmadaan Sheekh Mukhtaar Roobow.

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




XOG XASAASI AH :Yaa ka dambeeyey qaraxii sida weyn loogu hoobtay ee ka dhacay Isgoyska Zope?
- Oct 17, 2017
Ugu yaraan 300 oo qof ayaa ayaa ku dhimatay qaraxii labo cisho ka hor ...
WARBIXIN: Gen. Cirfiid & Wasiir C/rashiid Is Casilaadoodii Kadib Maxaa Amniga Faraha Ka Bixiyey?
- Oct 15, 2017
Taliyahii Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa Khamiistii duhurnimadeedii Xilka iska Casilay ...
Golaha Kismayo, Golaha Cadan-Yemen & Golaha Dubruq ee Libiya! Maxaa ka dhexeeya?
- Oct 12, 2017
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga ...
Dib u akhriso Taariikhda Calanka Soomaaliyeed
- Oct 12, 2017
Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka ...
(SAWIRO)Booliska Kenya oo aan waxba ula harin dibadbaxyada Mucaaradka iyo Dowlada oo amar kusoo rogtay sadex magaalo oo…
- Oct 12, 2017
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday in dibadbaxyo lagu qabto gudaha saddex magaalo oo waaweyn oo ...
Naxdin: Mucjiso la tusay Gabar Xalay Waraysi ka Qaaday Ninkii Qowmu Luudka ahaa ee Live-ka soo Galay
- Oct 10, 2017
Daawo Muuqaalka Gabadha oo ka Sheekaynaysa waxa ku dhacay. https://youtu.be/qoiczoL4N_s
Shirkia Kismaayo: Waxa uu ka jawaabayaa qorshihii qeybi oo xukun
- Oct 8, 2017
Waxaa lagu wadaa in magaalada Kismaayo uu maalinta Isniinta si rasmi ah uga furmo ...
QORMO: Shirka Kismaayo, Imaaraadka Carabta iyo qarannimada Somalia
- Oct 8, 2017
Magaalada Kismaayo waxa isugu tagey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, oo hadda u dhaqmaya sida ...
Muuqaalka Soomaaligii Weerarka ka geystay Canada oo la shaaciyay
- Oct 3, 2017
Booliiska dalka Canada ayaa sheegay inay eedo dhinaca argagixisada ah kusoo oogi doonaan nin ...
XOG: Xisbiga Damu-jadiid oo Doonaya inay mar kale Madaxweyne ka noqdaan Galmudug
- Oct 2, 2017
Damu-jadiid ayaa dooneysa inay ka faa’iideystaan xiisada ka taagan Galmudug, iyagoo xildhibaanada maamulkaasi ku ...
XOG: Ciidamo Shariif Xasan ka socda oo Raadinaya Xildhibaano Mooshin wada
- Oct 2, 2017
Warar naga soo gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaa ...
”Hadii Muqdisho tagitaankeeda uu dhib keenay mar kale sooma laabaneyso”ayay tiri Fanaanada Yurub Geenyo.
- Oct 1, 2017
Fanaanada Caanka ah ee Yurub Geenyo ayaa maanta ku laabatay magaalada Hargeysa ee xarunta ...