Loading...

SIR LA HELAY: Xildhibaano badan oo Saxiixay Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha

Xog ay heshay Wakaalada Warqaad.com ayaa sheegaysa in Xildhibaano gaaraya 50-meeyo ay diyaariyeen Mooshin ka dhan madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble.

Xildhibaanadan oo Maalmahaanba waday ololahan ka dhanka ah Madaxweynaha ayaa hada ku dhow in ay Mooshinkaan u gudbiyaan Gudoonka Baarlamaanka.

Inkastoo tirada rasmiga ah aan la heynin hadana waxaa jira Xildhibaano aad u badan oo durbaba saxiixay Mooshinka halka kuwa kale ay saxiixi doonaan Maanta ilaa iyo caawa.

Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Cosoble inuusan waxba u qaban maamulkaas inta uu talada hayo, sidoo kale waxay ku eedeeyeen nin jecleysi iyo inuu ku xad gudbay Dastuurka u yaala maamulkaasi.

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cosoble oo aan labadii bilood ee la soo dhaafay tagin magaalada Jowhar ayaa wajahaya culeys uga imaanaya Baarlamaanka, waxaana muuqata in aanu xilligan heysan aqlabiyada Baarlamaanka, waxaana uu kalsoonida ku weyn karaa saddex meel labo meel.

Dhowr jeer oo hore ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabelele ay mooshin ka diyaariyeen Madaxweynaha dib uga laabtay, kaddib wada hadalo lala galay, balse waxaa la ogeyn sida ay ku dambeyn doonto mooshinkan diyaar garowgiisa gaba gabada ku dhow.

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




DAAWO SAWIRO: Shacabka Somaliland oo u dareeray codbixinta iyo Gobollo ay ku fashilmen inuu shacabka ka codeeyo
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof ...
Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray goobaha codbixinta.
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynihii shanaad ...
DEG DEG: General Moorgan oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi &Moorgan oo wacad ku maray in hadii…
- Nov 13, 2017
General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa ka hadlay hadal hanjabaad ah oo kasoo yeerayay siyaasiyiinta ...
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland.
- Nov 13, 2017
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland. Ciidamada Gobolka ...
Laascaanood 11-11-2002 Cabdulaahi Yusuf Vs Riyaale iyo Muuse Biixi. Taariikh qoran oo la ilaawi karin.
- Nov 13, 2017
Madaxweynaha Somaliland Dahir Rayale oo wafdigiisana uu kamid ahaa Muuse Biixi ayaa goor Maqrib ...
WAR FARXAD LEH: Dowlada Soomaaliya oo Dagaalkii ugu Horeeyay ku Qaaday alshabaab iyo Dhimashada oo…
- Nov 12, 2017
Dowladda Federaalka ayaa dhowaan waxay ku dhowaaqday dagaallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab, kaasi ...
Daawo: Xafladii Xalay ee Dj Subeer oo lagu arkay arrin ka Yaabisay Soomaali badan Kadib Markii…
- Nov 12, 2017
Xafladii xalay ee ka dhacday magaalada Gotenburg ee dalka Sweden ayaa kusoo dhammaatay guul ...
Maamo Franko oo Banaanka Keentay Sirta Dahir alasow iyadoo dayax dalnuurshe runta u…
- Nov 4, 2017
maamo franko ayaa markii ugu horaysay kabaha la dulmartay dahir alasow iyadoo sheegtay inuu ...
XOG: Qaraxii Soobe oo la isku heysto & Khilaaf soo kala dhex galay Somalia & dowladaha caalamka sababta ogow
- Nov 4, 2017
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wakaalada somalisun u sheegay in Madaxda dalka ay ...
XOG: Beesha Xawaadle oo Mowqif adag ka Istaagtay Xilka qaadistii Sambalooshe & Go’aan loo Gudbiyay Madaxda
- Nov 4, 2017
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada somalisun ayaa sheegeysa in Beesha Xawaadle ay si ...
(SIR CULUS)Donald Trump oo maanta sheegay hadal xanuun ku ah somalia(Muxuu yahay tallow?)
- Nov 4, 2017
DEG-DEG: Donald Trump oo ku dhowaaqay go’aan aan niyad ku ah shacabka Soomaaliyeed iyo ...
WARDEG DEG AH:oo naga soo gaarey Bariga Bosasso iyo Hogaamiyihi daacish oo la dilay..
- Nov 4, 2017
Maraykanka ayaa goor dhowayd si toos ah u shaaciyay inuu labo weerar oo duqayn ...