Loading...

Dhageyso:Ahmiyadda DFS uleedahay isa soo dhiibidda Roobow & Sedex Sir oo laga doonayo Inuu Bixiyo

Sh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa la filayaa inuu saxaafadda hor yimaado si uu ucadeeyo mowqfikiisa ku aadan isa soo dhiibidiisa iyo fikirkiisa.

Madaxweynaha DFS, Ra’isul Wasaaraha, wasiiro iyo madaxda Koofur Galbeed ayaa wadahadalo ka leh sidii xal looga gaari lahaa kiiska wadaadkan, waxaana haatan uu ku sugan yahay guri gaar ah.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxda dowladda ay doonayaan in Wadaadka Roobow uu garab ku siyo la dagaalanka Shabaab iyo in dhalinyarada kooxdaas laga dhaadhiciyo iney kasoo goostaan.

Warar si hoose loo helay ayaa sheegaya in madaxda Koofur Galbeed ay diideen in Roobow lagu hayo guri xabsi si lamid ah Xasan Daahir Aweys, waxaana ay doonayaan inuu si nabad ah ugu laabto magaaladda Baydhabo oo uu la shaqeeyo dowladda.

Laakiin waxaa arrintaas hortaagan dhowr caqabad oo kala ah: 1- In Roobow uu si cad u cadeeyo inuu ku biiray dowladda Soomaaliya, 2-  Inuu diyaar uyahay la dagaalanka Shabaab, 3- Inuu ka jawaabo su’aalaha muhiimka ah eek u aadan Shabaab gaar ahaan meelaha ay ku sugan yihiin hogaamiyaashooda, muuqaaladooda iyo cida la shaqeysa.

Marka arimahaas xal laga gaaro ayaa la filayaa iney dowladda Soomaaliya go’aan ka qaadato arrintan.

La soco Wararkii kusoo Kordha Kulamo usocda maxada DFS iyo Koofur Galbeed oo ku aadan arrinta Wadaadka

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Diyaaradaha Mareykanka oo gudaha u galay Kuuriyada Waqooyi & Xiisadii ugu xooganeyd oo taagan
- Sep 24, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ...
RW Itobia oo ku dhawaaqay war yaab leh iyo inay AMISON aysan marnaba ka baxayn Somalia.
- Sep 24, 2017
 NEW YORK (SOMALISUN.NET)– Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ...
Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 talo usoo jeediyay R/W Kheyre
- Sep 24, 2017
(Somalisun News)---Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York ...
Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Hubka sharci darada ahaa ee lagu qabtay Doonida
- Sep 23, 2017
Ciidamadda badda Puntland ee PMPF ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay qayb ka mid ...
WAR DEG DEG AH:Ictisaam oo makii ugu horaysay ka hadlay arintii Nabi Maxamed NNKH loogu gafay
- Sep 23, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=fyDgLidywug
Daawo:Cali Xaaji warsame“Puntland waxaa kusoo wajahan halis aad u xun“
- Sep 23, 2017
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo khudbad dheer u jeediyay dhalinyaro reer Puntland ayaa ka ...
Daawo: Qosolka Barnaamijka Maslaxa Furna, Gabar Galmudug ka Timaaday oo ka Yaabisay
- Sep 23, 2017
https://youtu.be/fNHIQNX98oI
DEG DEG: Alshabaab iyo Kenya oo Wada hadal u Furmay Iyo Xogo Cusub oo Sheegaya in Ay ISa Soo DHiibayan.
- Sep 23, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa waxay sheegayaan in hadda wadahadal ...
Daawo: Masiixi Mohamed Diinooz oo Diinta Islaamka Lacag Dhaafsaday iyo Lacagtii oo looga Baxay
- Sep 23, 2017
Mohamed diinooz ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku biiray koox calooshood u shaqaystayaal ah oo ...
Wax ka ogow Somalida iyo Qoomiyada Oromada ma dad is dhalaybaa ?
- Sep 21, 2017
Isbuucii la soo dhaafay waxa uu dagaal dhexmaray Soomaali iyo Oromo wada degga bariga ...
Muxuu ku saabsanaa Shirkii ay wada yeesheen Erdogaan & Xasan Kheyre?
- Sep 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula ...
DEG DEG :Askari Toogtay Saaxiibtiis kadib markii ay diiday Inuu Qasab ku guursado.
- Sep 19, 2017
Nairobi,(Somalisun)----Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay dil aad ...