Loading...

(Sir Documenti ah oo laga helay alshabab)Liiska dadka magaca leh ee ay dilka u qorsheeyeen iyo kuwii ay dileen

 Muqdisho,(Somalisun.net)—-Waxaa la helay Document uu hayey Waaligii hore ee Gobolka Banaadir Cali Jabal oo dhawwaan lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Magaalada Muqdisho halkaas oo ay saldhig ku lahaayeen Xarakada, Wuxuuna saldhigaas qaabilsanaa dhammaan howlgalada ay ka sameeyaan Muqdisho.

Documentiga la helay ayaa muujinaya Dadka ay dileen, iyo kuwo u qorshaysaa inay dileen, Waxaana sidoo kale Dadka qaarkiis kula hor qoran in isaga iyo Qoyskiisaba la laayo. Taasoo ah ficil muujinaya arxan daradda Kooxda.

Sidoo kale Waraaqaha la helayey ayaa qeybaha dambe waxaa ku qornaa inaan dadka liiskaas ku qoran marnaba la cafin doonin is kasta iyo waqti kasta oo kasoo wareego, taasoo cabsi weyn ku abuurtay dadka ku jiro liiskaan ee weli nool.

Dadka Liiskaan ku qoran ee la dilay iyo kuwa aan weli la dilin ayaa intaba isugu jiro Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda iyo Wariyayaal caan ka ah Magaalada oo qaarkood ay Qabuuro galeyn.

Dadka Intooda badan magacyadooda waa la fahmay balse waxaa jiro qaar kale oo aan la fahmin maadaama ay jeex jeexmeyn waraaqahaan oo u muuqdo kuwa waqti hore la qoray.
Sida ku hor qoran magacyada dadka lagu xukumay dilka ayaa sidoo kale waxaa qorshaha dilka kula jiro qoyskooda.

Midda ugu yaabka badan ayaa ah in dadka ay u suurtagashay in la dilay ay magacyadooda ku hor qoreyn Erayo ay ka mid yihiin waa la dilay, Xaqaa laga oofiyay, iyo Calaamad Sixitaan ah.

Midda dadka dhan ay ka naxeyn ayaa ah dadka qaar ku qoreyn inay iskood u dhinteen, laakiin Qoyskiisu ay dhiman tahay in la bartilmaameedsado.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso Documentiyada sirta ah ee la helay.

Liiska Saraakiisha

Gen Maxamad Cabdi Maxamad

Gen Yuusuf Axmad Sareenle

Col Maxamuud Cabdinuur Bataar

Col Amiin Siid Axmad

Dhamme Maxamad Aadan

Col C/laahi Maxamad Warsame Neero

Col Ismaaciil Xaaji Cismaan

Col Axmad Ugaas Foodeey

Col Xirsi Maxamuud Cumar-Xirsi Dhoore

Col Maxamad Cismaan Coon

Gen Axmad Jilacoow Cadoow

Col Maxamad Maxamuud Raage Coon

Col Abuukar Maxamad Xuseen-Abukar Dheere.

 

Liiska Wariyayaasha

Daahir Cabdulle Calasow

Axmad Cabdisalaan Aadan

Mahad Axmad Cilmi

C/xakiin Cumar Jimcaale

Bashiir Nuur Geedi

Falastiin Axmad Xaaji

Farxiyo Cali Qaajo

C/casiis Maxamuud Guuleed

Cismaan Xasan Wehliye-Xasan Bariise.

Siciid Tahliil Axmad

Axmad Cumar Xaashi-Axmad Taajir.

Cali Muuse Cabdi

Maxamad Muxyidiin Cali

Cabaas Nuur Galayr

Cilmi Cismaan Faarax Boodhari

Aways Maxamad Nuur Foodeey

Maryan Maxamuud Qalanjo

C/casiis Dhoore

Axmad Yare

Muxyadiin Xusni

Magacyo dhawr ah ayaa tirtiran halkaas marka la marayo

Yaxye Cali Faarax

Yuusuf Fareey

Magac Tirtiran

Magac qayb ahaan tirtiran, laakiin aan u garanay inuu yahay Maxamad Abuukar

3 Magac kale ayaa tirtiran halkaas.

Muna Cumar

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Diyaaradaha Mareykanka oo gudaha u galay Kuuriyada Waqooyi & Xiisadii ugu xooganeyd oo taagan
- Sep 24, 2017
Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ...
RW Itobia oo ku dhawaaqay war yaab leh iyo inay AMISON aysan marnaba ka baxayn Somalia.
- Sep 24, 2017
 NEW YORK (SOMALISUN.NET)– Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ...
Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 talo usoo jeediyay R/W Kheyre
- Sep 24, 2017
(Somalisun News)---Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York ...
Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Hubka sharci darada ahaa ee lagu qabtay Doonida
- Sep 23, 2017
Ciidamadda badda Puntland ee PMPF ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay qayb ka mid ...
WAR DEG DEG AH:Ictisaam oo makii ugu horaysay ka hadlay arintii Nabi Maxamed NNKH loogu gafay
- Sep 23, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=fyDgLidywug
Daawo:Cali Xaaji warsame“Puntland waxaa kusoo wajahan halis aad u xun“
- Sep 23, 2017
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo khudbad dheer u jeediyay dhalinyaro reer Puntland ayaa ka ...
Daawo: Qosolka Barnaamijka Maslaxa Furna, Gabar Galmudug ka Timaaday oo ka Yaabisay
- Sep 23, 2017
https://youtu.be/fNHIQNX98oI
DEG DEG: Alshabaab iyo Kenya oo Wada hadal u Furmay Iyo Xogo Cusub oo Sheegaya in Ay ISa Soo DHiibayan.
- Sep 23, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa waxay sheegayaan in hadda wadahadal ...
Daawo: Masiixi Mohamed Diinooz oo Diinta Islaamka Lacag Dhaafsaday iyo Lacagtii oo looga Baxay
- Sep 23, 2017
Mohamed diinooz ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku biiray koox calooshood u shaqaystayaal ah oo ...
Wax ka ogow Somalida iyo Qoomiyada Oromada ma dad is dhalaybaa ?
- Sep 21, 2017
Isbuucii la soo dhaafay waxa uu dagaal dhexmaray Soomaali iyo Oromo wada degga bariga ...
Muxuu ku saabsanaa Shirkii ay wada yeesheen Erdogaan & Xasan Kheyre?
- Sep 21, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulamo gaar gaar ah kula ...
DEG DEG :Askari Toogtay Saaxiibtiis kadib markii ay diiday Inuu Qasab ku guursado.
- Sep 19, 2017
Nairobi,(Somalisun)----Waxaa magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ka dhacay Saacadihii lasoo dhaafay dil aad ...