Loading...

Guddiga Joogtada ah ee Xildhibaanada DFS oo go’aan lama filaan ah kasoo saaray Dooda Qalbi-dhagax & Kheyre oo…

Guddiga joogtada ah ee aqalka hoose ee baarlamanka Soomaaliya ayaa go’aan ku gaaray in baarlamanka uu dood ka yeesho kiiska Cabdikariim Qalbi-Dhagax oo dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay dowladda Ethiopia.

Doodda ayaa la filayaa inay billaabato maalinta berri, sida xubno ka tirsan guddiga ay  sheegeen.

Sida xildhibaanno dhowr ah ay xaqiijiyeen, dhammaan xildhibaanada baarlamanka ayaa loo diray farriin loogu sheegay inay u diyaar garoobaan in arrimaha uu baarlamanka ka hadlayo berri ay qeyb ka noqon doonto arrinta Qalbi-Dhagax.

 

Go’aankan ayaa imanaya ayada oo dhowr jeer ay baaqdeen kulamadii baarlamanka, kadib markii kooramka uu buuxsami waayey, arrintaas oo lagu eedeeyey xukuumadda inay ka dambeysay.

Kulanka baarlamanka ee berri ayaa keeni kara in baarlamanka ay go’aamiyaan in tallaabada ay dowladda ku gacan gelisay Qalbi-Dhagax ay ahayd sharci darro, taasi oo hoggaamin karta in codka kalsoonida loo qaado xukuumadda.

Dowladda Soomaaliya ayaa culeys weyn oo siyaasadeed kala kulantay dhiibitaankii Qalbi-Dhagax, oo ay ku eedeysay inuu xiriir la lahaa Shabaab, islamarkaana uu falal amni darro ka waday dalka, taasi oo ONLF ay beenisay.

Share
Loading...

Fikradaha Akhristayaasha (0)




DAAWO SAWIRO: Shacabka Somaliland oo u dareeray codbixinta iyo Gobollo ay ku fashilmen inuu shacabka ka codeeyo
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saakay oo Isniin ah waxay u dareereen goobaha codbixinta doorashooyinka, waxaana qof ...
Shacabka Somaliland oo saaka u dareeray goobaha codbixinta.
- Nov 13, 2017
Shacabka Somaliland ayaa saaka u dareeray goobaha codbixinta si ay u doortaan madaxweynihii shanaad ...
DEG DEG: General Moorgan oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi &Moorgan oo wacad ku maray in hadii…
- Nov 13, 2017
General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa ka hadlay hadal hanjabaad ah oo kasoo yeerayay siyaasiyiinta ...
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland.
- Nov 13, 2017
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland. Ciidamada Gobolka ...
Laascaanood 11-11-2002 Cabdulaahi Yusuf Vs Riyaale iyo Muuse Biixi. Taariikh qoran oo la ilaawi karin.
- Nov 13, 2017
Madaxweynaha Somaliland Dahir Rayale oo wafdigiisana uu kamid ahaa Muuse Biixi ayaa goor Maqrib ...
WAR FARXAD LEH: Dowlada Soomaaliya oo Dagaalkii ugu Horeeyay ku Qaaday alshabaab iyo Dhimashada oo…
- Nov 12, 2017
Dowladda Federaalka ayaa dhowaan waxay ku dhowaaqday dagaallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab, kaasi ...
Daawo: Xafladii Xalay ee Dj Subeer oo lagu arkay arrin ka Yaabisay Soomaali badan Kadib Markii…
- Nov 12, 2017
Xafladii xalay ee ka dhacday magaalada Gotenburg ee dalka Sweden ayaa kusoo dhammaatay guul ...
Maamo Franko oo Banaanka Keentay Sirta Dahir alasow iyadoo dayax dalnuurshe runta u…
- Nov 4, 2017
maamo franko ayaa markii ugu horaysay kabaha la dulmartay dahir alasow iyadoo sheegtay inuu ...
XOG: Qaraxii Soobe oo la isku heysto & Khilaaf soo kala dhex galay Somalia & dowladaha caalamka sababta ogow
- Nov 4, 2017
Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa wakaalada somalisun u sheegay in Madaxda dalka ay ...
XOG: Beesha Xawaadle oo Mowqif adag ka Istaagtay Xilka qaadistii Sambalooshe & Go’aan loo Gudbiyay Madaxda
- Nov 4, 2017
Xog gaara oo ay heshay Wakaalada somalisun ayaa sheegeysa in Beesha Xawaadle ay si ...
(SIR CULUS)Donald Trump oo maanta sheegay hadal xanuun ku ah somalia(Muxuu yahay tallow?)
- Nov 4, 2017
DEG-DEG: Donald Trump oo ku dhowaaqay go’aan aan niyad ku ah shacabka Soomaaliyeed iyo ...
WARDEG DEG AH:oo naga soo gaarey Bariga Bosasso iyo Hogaamiyihi daacish oo la dilay..
- Nov 4, 2017
Maraykanka ayaa goor dhowayd si toos ah u shaaciyay inuu labo weerar oo duqayn ...