CAYAARAHA

WAR DEG AH-Kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya oo maanta xasaasi ahaa iyo halis xildhibaanada barlamaanka hadda..

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir gudoomin doona kulanka golaha baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo in lameelmariyo Miisaaniyada 6-da

Continue Reading »

Share

Qeybta CAYAARAHA

WAR DEG DEG AH-Xaaladda oo kacsan iyo khasare kadhashay ciidanka dowladda ee ku sugan buuraha Bari ee…

Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray xarun ciidamada dalka Pakistaan ay ku

Continue Reading »

Share

CAYAARAHA Archives

(DAAWO)Wariye 14 bari u xirnaa M/Gaas iyo Jirdil +Hanjabad wali socota..
- Jul 17, 2017
Muddo 14 cisho ah kadib, waxaa xorriyadiisa dib u  helay, Wariye Madax bannaan oo lagu magacaabo Axmed Cali Kilwe, kaasoo dhawaan lagu qabtay Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Garowe. Wariyahan oo markii ...
DEG DEG: Xildhibaano Kuraastoodii la laalay iyo Dacwad culus oo lagu soo eedeeyey.
- Jul 17, 2017
xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa ku baaqay in la qabto doorashada 8 kursi oo maxkamadda sare ay sharci darro ka dhigtay, kuwaasoo xildhibaano ku soo baxay ay ku ...
DEG DEG-Galmudug oo ku dhawaaqday dilka 14 ruux oo iyaga iyo Puntland ah iyo in 100…
- Jul 15, 2017
Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa sheegay in heshiiski Gaalkacyo kadib Gobolkaas lagu dilay 14 Qof  islamarkaana 200 oo Halaad lagu dhacay. Nabadoon Aloore oo kamid ah Waxgradka Gobolka Mudug ee dhanka galmudug ...
DEG DEG: Qarax Culus oo Goordhow gil-gilay Xarun ay ku badan yihiin Militeriga Somalia & Xog Cusub…
- Jul 12, 2017
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax weyn laga beegsaday Bar koontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda. Qaraxa ayaa waxaa geystay gaari qaraxyo laga soo buuxiyay, waxaana lala beegsadaykoontaroolka ...
Deg Deg : Shariif sakiin oo ku dhawaaqay War dhabar jabin ku ah …….
- Jul 3, 2017
Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay arrinta ku aadan Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur). Wuxuu sheegay in uu soo dhaweynayo wararka sheegaya in Dowladda Mareykanka ay ...
DHAGAYSO: Militeriga DFS oo Dhulka dhigay Awoodii Shabaab ee Gobolka Gedo & Dagaalkii Maanta oo..
- Jul 3, 2017
Dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa maanta ka dhacay deegaanka Birta Dheer oo 20 KM dhinac Buurdhuubo kaga beegan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo. Taliyaha guutadda ...
WARAR DEG DEG AH: Dabaal Dega Ciida, Go’aanka DFS, P/Land S/Land & J/LAND
- Jun 25, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=Vciey-oj86Q
DEG-DEG: SAWIRRO: Ururka Alshabab oo soo gabagabeeyay tartankii qur’aanka gobolada Soomaaliya, miyay ka qeyb galeen arday ka socotay gobolada Puntland oo lagu casuumay. Waase kuma ardayga guulaystay…
- Jun 22, 2017
Tartanka Quraanka Kariimka ee deegaanada Shabaabka maamulaaan ayaa  loo soo gunaanaday iyadoo lagu dhawaaqay natiijada Tartanka kadibna La Abaal mariyay ardayda kaalmaha hore galay iyo kuwa nasiibkoodu usaamixin inay kaalmaha ...

Next Page »