Loading...

FARRIIMO JACAYL

WAR DEG DEG AH:Masuul ka tirsanaa Maamulka Puntland oo lagu dilay Gaalkacyo

Meydka masuul la sheegayo inuu ka tirsanaa Wasaarada Maaliyada dowlad goboleedka Puntland ayaa laga helay duleedka magaalada Gaalkacyo. Wararka ayaa sheegaya in masuulkan oo magaciisa

Continue Reading »

Share

Qeybta FARRIIMO JACAYL

WAR DEG DEG AH: Doorashada Kenya oo Dib loogu Celinayo Iyo Maxkamada oo Xukuntay

Maxkamadda ugu saraysa dalka Kenaya ayaa go’aamisay in lagu celiyo doorashadii dhawaan lagu soo gabogabeeyay Kenya ee guddiga doorashadu ay ku sheegeen in uu ku

Continue Reading »

Share

FARRIIMO JACAYL Archives

War deg deg ah : Boos Maxruum Siraaji oo loo magacaabay…..
- Aug 22, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday ...
Hambalyo Aroos oo qaali ah ooku socota Caruus C/qaadir iyo Marwadiisa qaligaa Marwo Muno
- Aug 15, 2017
Hambalyo Aroos HAMBALYO AROOS Bahda Somalisun Media iyo Maamul keeda, Ardeyda dhigata Jamacada PSU ,Garowe Faculty-ga (IT-ga), Said Mohamed Ali, Dhamaan Masuuliyiinta iyo dadkaasi waxay hambalyo meher wacan u dirayaa Boqorka C/kariim Maxamud Cilmi ...
(MAQAAL)Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda.W/Q Yahye Olaad
- Jul 31, 2017
(Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda) Dawladda Puntland ee Soomaliyeed waxaa la asaasay 1/08/1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culimaa,udiin 'haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 ...
(WARBIXIN+SAWIRO)Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Kenya oo hoggaan cusub doortay &Saafarada dalka Kenya oo…
- Jul 17, 2017
Nairobi,(Somalisun.net)------Waxaa Maalinkii shalay ee Axada bishuna ku beegnayd 16 -ka Julaay Doorasho si heer sare ah loo soo gaasimay ka dhacday Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya oo lagu dooranaayey ...
WAR DEG AH-Kalfadhigii barlamaanka Soomaaliya oo maanta xasaasi ahaa iyo halis xildhibaanada barlamaanka hadda..
- Jul 17, 2017
Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sh Cismaan Jawaari ayaa maanta shir gudoomin doona kulanka golaha baarlamaanka Soomaaliya, kaas oo looga hadlayo in lameelmariyo Miisaaniyada 6-da bilood ee nagu soo aadan ...
WAR DEG DEG AH-Xaaladda oo kacsan iyo khasare kadhashay ciidanka dowladda ee ku sugan buuraha Bari ee…
- Jul 17, 2017
Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay Qarax loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu weeraray xarun ciidamada dalka Pakistaan ay ku leeyihiin Waqooyi Bari dalka Pakistaan. Weerarka ...
(DAAWO)Wariye 14 bari u xirnaa M/Gaas iyo Jirdil +Hanjabad wali socota..
- Jul 17, 2017
Muddo 14 cisho ah kadib, waxaa xorriyadiisa dib u  helay, Wariye Madax bannaan oo lagu magacaabo Axmed Cali Kilwe, kaasoo dhawaan lagu qabtay Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Garowe. Wariyahan oo markii ...
DEG DEG-Galmudug oo ku dhawaaqday dilka 14 ruux oo iyaga iyo Puntland ah iyo in 100…
- Jul 15, 2017
Waxgaradka Gobolka Mudug ayaa sheegay in heshiiski Gaalkacyo kadib Gobolkaas lagu dilay 14 Qof  islamarkaana 200 oo Halaad lagu dhacay. Nabadoon Aloore oo kamid ah Waxgradka Gobolka Mudug ee dhanka galmudug ...

Next Page »