Loading...

MAQAALO

WAR DEG DEG AH: Doorashada Kenya oo Dib loogu Celinayo Iyo Maxkamada oo Xukuntay

Maxkamadda ugu saraysa dalka Kenaya ayaa go’aamisay in lagu celiyo doorashadii dhawaan lagu soo gabogabeeyay Kenya ee guddiga doorashadu ay ku sheegeen in uu ku

Continue Reading »

Share

Qeybta MAQAALO

War deg deg ah : Boos Maxruum Siraaji oo loo magacaabay…..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska

Continue Reading »

Share

MAQAALO Archives

Hambalyo Aroos oo qaali ah ooku socota Caruus C/qaadir iyo Marwadiisa qaligaa Marwo Muno
- Aug 15, 2017
Hambalyo Aroos HAMBALYO AROOS Bahda Somalisun Media iyo Maamul keeda, Ardeyda dhigata Jamacada PSU ,Garowe Faculty-ga (IT-ga), Said Mohamed Ali, Dhamaan Masuuliyiinta iyo dadkaasi waxay hambalyo meher wacan u dirayaa Boqorka C/kariim Maxamud Cilmi ...
DEG DEG :Gudiga doorashada kenya Oo ku dhawaaqay Xiliga natiijada Doorashada La shaacinaayo.(Waa maalintee)
- Aug 9, 2017
(Somalisun.net)------Kenya:--Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa’id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah. Guddoomiyaha ayaa sheegay in natiijooyinka hadda ...
Toogasho ka dhacday deegaanka Kisii ee kenya iyo Xaalada oo kala cabursan
- Aug 9, 2017
argaal katirsan booliska koontiga  Kisii ayaa toogasho ku dilay nin rayid ah banaanka iskuulka gabdhaha  Nduru oo ah halka lagu tirinayo codadka  South Mugirango. Evans Okemwa oo ah goobjooge ayaa sheegay ...
DEG DEG: Farmaajo oo si kadis ah ku galay xarunta…Live na kasoo galay…
- Aug 9, 2017
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kormeer ku tegay xarunta Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya. Kormeerka madaxweynaha ayaa ahaa mid uu ugu kuurgalayo xaaladda shaqada wasaaradda iyo baahida ka jirta, waxaana ...
(SAWIRO)-Qardho oo leh xarun balaaran oo lagu dhaqo shinida.
- Aug 1, 2017
(Somalisun.net)---Magaalada Qardho waxaa si weyn ugu soo badanaya beeraha lagu dhaqo Shinida, taas oo samaysa Malab aad loo jecel yahay Waxaa xusid mudan in xilligii dowladdii dhexe ay Qardho ahayd xarun ...
Xaalada kenya oo kala cakiran Gudoomiyihii Xogta Farsamada Tegnoolajiyada ee Gudiga Gudoorashada oo maydkiisa la helay.
- Aug 1, 2017
Dowladda Kenya ayaa xaqiijisay in la helay  maydka Agaasimihii xogta xiriirka iyo farsamada Tegnoolijiyada ee Guddiga Doorashooyinka Kenya Chris Musando, oo la weysanaa illaa sabtidii kadib weerar halkaas ka dhacay.  Masuulkan ...
(MAQAAL)Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda.W/Q Yahye Olaad
- Jul 31, 2017
(Qorax Iftiintay Arooryo Iyo Mira dhalkii Gabal dhaceeda) Dawladda Puntland ee Soomaliyeed waxaa la asaasay 1/08/1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culimaa,udiin 'haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 ...
(DAAWO)Wariye 14 bari u xirnaa M/Gaas iyo Jirdil +Hanjabad wali socota..
- Jul 17, 2017
Muddo 14 cisho ah kadib, waxaa xorriyadiisa dib u  helay, Wariye Madax bannaan oo lagu magacaabo Axmed Cali Kilwe, kaasoo dhawaan lagu qabtay Kantaroolka Koonfureed ee magaalada Garowe. Wariyahan oo markii ...

Next Page »