Loading...

SIRTA QARSOON

(Sir Documenti ah oo laga helay alshabab)Liiska dadka magaca leh ee ay dilka u qorsheeyeen iyo kuwii ay dileen

 Muqdisho,(Somalisun.net)—-Waxaa la helay Document uu hayey Waaligii hore ee Gobolka Banaadir Cali Jabal oo dhawwaan lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday duleedka Magaalada Muqdisho

Continue Reading »

Share

Qeybta SIRTA QARSOON

(XOG+Falanqeyn)-Maxay tahay sababta Bulshada Somaliyed uga danqadeen Xirista Qalbi dhagax

Magaciisu waa Cabdikariim Sheekh Muuse, waxaana lagu naanaysaa Qalbi-Dhagax , taas oo malaha loogu bixiyey calool adeygiisa, balse toddobaadkan wuxuu ruxey quluubta Soomaalida intooda badan,

Continue Reading »

Share

SIRTA QARSOON Archives

WAR DEG DEG AH: Doorashada Kenya oo Dib loogu Celinayo Iyo Maxkamada oo Xukuntay
- Sep 1, 2017
Maxkamadda ugu saraysa dalka Kenaya ayaa go’aamisay in lagu celiyo doorashadii dhawaan lagu soo gabogabeeyay Kenya ee guddiga doorashadu ay ku sheegeen in uu ku guulaystay madaxweynaha hadda talada haya ...
War deg deg ah : Boos Maxruum Siraaji oo loo magacaabay…..
- Aug 22, 2017
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabey Mudane Eng. Saadiq C/llaahi Cabddi Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday ...
WAR DEG DEG(SAWIRO)Shilgaari oo dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay wadadii Fusuqa ee Meereysane Garowe
- Aug 15, 2017
Shil gaari oo geystay khasaare ayaa goor dhowayd oo caawo ah ka dhacay wadada Dr, Jimcaale ee magaalada Garowe. Shilkaan ayaa ka dhacay goob lagu daawanayay Aflaan Hindia oo wadada dhinaceeda ...
Dhageyso:Ahmiyadda DFS uleedahay isa soo dhiibidda Roobow & Sedex Sir oo laga doonayo Inuu Bixiyo
- Aug 14, 2017
Sh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa la filayaa inuu saxaafadda hor yimaado si uu ucadeeyo mowqfikiisa ku aadan isa soo dhiibidiisa iyo fikirkiisa. Madaxweynaha DFS, Ra’isul Wasaaraha, wasiiro iyo madaxda Koofur ...
(WAR DEG DEG AH)–Madaxweyne lagala noqday Kalsoonidii
- Aug 14, 2017
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay u qaadeen xildhibaanada baarlamaanka ...
WAR DEG DEG AH: Alshabaab oo Toogtay dad isugu jira ciyaal iyo Haween
- Aug 12, 2017
Ururka Al Shabaab ayaa fagaare ku yaalla Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Dhexe, waxa ay ku toogteen laba ruux oo ay ku eedeeyeen inay ahaayeen Jaajuusiin, sida maxkamada Al Shabaab ...
(WARBIXIN)Raila Odinga oo Maray wadadii uu aabihii maray
- Aug 12, 2017
Kenya waxay taariikh u leedahay khilaaf dhanka doorashada, laga soo biloobo markii dalku qaatay nidaamka xisbiyada badan bilowga 1991-kii waxaana ilaa xiligaa dalka ka qabsoomay lix doorasho oo ay u ...
WAR DEG DEG AH:Arintii Roobow oo arintiisii Cirka isku shareertay iyo K/Galbeed oo itobia ..
- Aug 12, 2017
Ciidamada amaanka maamulka Koofur Galbeed oo wata gaadiid dagaal ayaa gaaray deeganka Abal ee gobolka Bakool. Degaankaasi ayaa maalmihii ugu dambeeyay ay dagaallo ku dhex marayeen maleeshiyada Alshabaab iyo rag hubeysan ...

Next Page »