Loading...

SOMALIWEYNJOBS

Ciidamada Puntland oo gaarey duleedkaTaleex&sanaaduuqda Codbixinta Somaliland oo wali……

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Gambadho ee duleedka magaalada Laascaanood ahna fariisinka ugu weyn ee ciidamada Somaliland ayaa sheegaya in deegaano halkaas ku dhaw ay

Continue Reading »

Share

Qeybta SOMALIWEYNJOBS

DEG DEG: General Moorgan oo si kulul ugu jawaabay Muuse Biixi &Moorgan oo wacad ku maray in hadii…

General Maxamed Xirsi Moorgan ayaa ka hadlay hadal hanjabaad ah oo kasoo yeerayay siyaasiyiinta u loolamaysa madaxtinimada Soomaaliland, kuwaas oo si adag ugu hanjabay Puntland,

Continue Reading »

Share

SOMALIWEYNJOBS Archives

DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland.
- Nov 13, 2017
DEG-DEG: SAWIRRO:- Ciidamada gobolka Cayn oo dagaal xoogan ku qaaday qalabkii doorashada Somaliland. Ciidamada Gobolka Cayn Qaarkamid ah ayaa Galabta u Anba Baxay Deegaanada Somaliland Keenayso Sanduuqda Doorashada si ay Uga ...
Laascaanood 11-11-2002 Cabdulaahi Yusuf Vs Riyaale iyo Muuse Biixi. Taariikh qoran oo la ilaawi karin.
- Nov 13, 2017
Madaxweynaha Somaliland Dahir Rayale oo wafdigiisana uu kamid ahaa Muuse Biixi ayaa goor Maqrib ku dhow galay Laascaanood, durbaba waxaa ka war helay maamulka Puntland, madaxweyne Cabdulaahi Yusuf oo faraya amar ...
Gabar Sinaysatay oo si Iskeed ah u tagtay Maxkamada AlShabaab (Maxaa lagu Xukumay?)
- Nov 4, 2017
Warbaahinta Al Shabaab taageerta ayaa baahisay dhacdo aan nuuceeda horey loogu arag Soomaaliya, kadib markii Gabar Dhalinyaro ah oo ku dhacday fal Zino xaaraan ah ay si iskeed ah u ...
WARBIXIN: Gen. Cirfiid & Wasiir C/rashiid Is Casilaadoodii Kadib Maxaa Amniga Faraha Ka Bixiyey?
- Oct 15, 2017
Taliyahii Ciidanka Xoogga Dalka Gen. Axmed Jimcaale Cirfiid ayaa Khamiistii duhurnimadeedii Xilka iska Casilay iyadoo durba Shaki badan Meliteriga ay dareemeen. Waxa la sheegay in Is Casilaadiisa ay ku timid Taliyaha ...
Golaha Kismayo, Golaha Cadan-Yemen & Golaha Dubruq ee Libiya! Maxaa ka dhexeeya?
- Oct 12, 2017
Taariikhda Ummaduhu waxey u Qoraan una Akhriyaan Cibro iyo Waano qaadasho sida; in laga wareegsato Qaladaadkii horey loo galay, lana kobciyo wanaagii horey loo sameeyey, waxna laga barto!  Lkn Carabta ...
Dib u akhriso Taariikhda Calanka Soomaaliyeed
- Oct 12, 2017
Maanta oo kale, Sanadka walba waxaa dalka laga xusaa maalinta Calanka, waa maalin ka tarjumeysa Qarannimo, Midnimo iyo gumeysi naceyb, 63-sano ayaa ka soo wareegatay markii la sameeyay calanka Soomaaliyeed, ...
(SAWIRO)Booliska Kenya oo aan waxba ula harin dibadbaxyada Mucaaradka iyo Dowlada oo amar kusoo rogtay sadex magaalo oo…
- Oct 12, 2017
Dowladda Kenya ayaa mamnuucday in dibadbaxyo lagu qabto gudaha saddex magaalo oo waaweyn oo kala ah caasimadda Nairobi, Kismu iyo Mombassa. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Fred Matiang'I, ayaa sheegay in ...
QORMO: Shirka Kismaayo, Imaaraadka Carabta iyo qarannimada Somalia
- Oct 8, 2017
Magaalada Kismaayo waxa isugu tagey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, oo hadda u dhaqmaya sida hoggaamiye kooxeedyo cusub, ayaga oo u adeegaya dalal caddeystay inay dumiyaan qarannimada Soomaaliya. Shirka Kismaayo, waxaa abaabulay ...

Next Page »