Loading...

WARARKA MAANTA

Magaalo caan ah oo mudo bil ah aan laga isticmaalin wax koronto ah(Maxay tahay sababtu?)

Wararka laga helaayo magaalada Wajer oo ka tirsan Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka kenya, ayaa sheegaya in halkaa ay ka jirto Koronto la’aan bil ah.

Continue Reading »

Share

Qeybta WARARKA MAANTA

Diyaaradaha Mareykanka oo gudaha u galay Kuuriyada Waqooyi & Xiisadii ugu xooganeyd oo taagan

Diyaaradaha dagaalka ee bamka xambaara ee Maraykanku ayaa dulmaray meel u dhow xeebaha bari ee Kuuriyada Waqooyi. Tallaabadan ayaa lagu tilmaamay inay ahayd dhoolatus ay

Continue Reading »

Share

WARARKA MAANTA Archives

RW Itobia oo ku dhawaaqay war yaab leh iyo inay AMISON aysan marnaba ka baxayn Somalia.
- Sep 24, 2017
 NEW YORK (SOMALISUN.NET)– Ra’isul-wasaaraha dalka Ethiopia, Hailemariam Desalegn oo ka hadlay Shir ay Madaxda Dowladaha ay Ciiddanka ka joogaan Somalia ku yeesheen Xarunta Dhexe ee QM ee magaalladda New York ayaa ...
Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka oo 3 talo usoo jeediyay R/W Kheyre
- Sep 24, 2017
(Somalisun News)---Ra’isal wasaaaraha xukuumadda Somalia Xassan Cali Kheyre ayaa kulan khaasa magaalada New York kula qaatay Wasiirka arrimaha dibeda Imaaraadka Carabta Sheikh Cabdullahi Bin Zaayid Al-Nahayaan. Kheyre iyo Al-Nahayaan ayaa si ...
Sawirro: Puntland oo soo bandhigtay Hubka sharci darada ahaa ee lagu qabtay Doonida
- Sep 23, 2017
Ciidamadda badda Puntland ee PMPF ayaa magaaladda Bosaso ku soo bandhigay qayb ka mid ah hub si sharci darro ah la doonayay in lagu soo galiyay Puntland. Hubkan ayaa saarnaa laash ...
WAR DEG DEG AH:Ictisaam oo makii ugu horaysay ka hadlay arintii Nabi Maxamed NNKH loogu gafay
- Sep 23, 2017
https://www.youtube.com/watch?v=fyDgLidywug
Daawo:Cali Xaaji warsame“Puntland waxaa kusoo wajahan halis aad u xun“
- Sep 23, 2017
Siyaasi Cali Xaaji Warsame oo khudbad dheer u jeediyay dhalinyaro reer Puntland ayaa ka digay Halista Puntland xilligan kusoo wajahan, taasi oo ay ugu horayso dhibaatada xildhibaanada. https://www.youtube.com/watch?v=4sJGvupnLx4
Daawo: Qosolka Barnaamijka Maslaxa Furna, Gabar Galmudug ka Timaaday oo ka Yaabisay
- Sep 23, 2017
https://youtu.be/fNHIQNX98oI
DEG DEG: Alshabaab iyo Kenya oo Wada hadal u Furmay Iyo Xogo Cusub oo Sheegaya in Ay ISa Soo DHiibayan.
- Sep 23, 2017
Warar hoose oo ay heshay wakaaladda wararka ee Somalisun.net ayaa waxay sheegayaan in hadda wadahadal hoose uu u socdo dagaalyahannada Al-shabaab iyo sidoo kale ciidamada Kenya. Xogta ayaa tilmaameysa in wadahadalladan looga ...
Daawo: Masiixi Mohamed Diinooz oo Diinta Islaamka Lacag Dhaafsaday iyo Lacagtii oo looga Baxay
- Sep 23, 2017
Mohamed diinooz ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku biiray koox calooshood u shaqaystayaal ah oo diintooda macaan dhaafsiistay lacag yar oo lagu sasabay taaso markii danbe looga baxay, waxaana markii hore ...

Next Page »